waxaa dil toogashaa lagu xakumay maxamuud jibriil xuseen

waxaa  shalay lagu xakumay xukun dil ah maxamud jibriil xuseen  waxaana xakuntay  maxamakamada ciiamada puntland iyadoo aan ka fiirsan  dhibaatada ka imaan karta xukunka noocaas  oo kalaa Continue reading

gabaygii Danmooge Danmooge Direys culumoodle{os}

Danmooge Danmooge
Direys culumoodle
Hoostana dibindaabyo
Duul kale u adeegga
Siraha dusintooda Continue reading

Koobka degmooyinka oo galabta ka furmay magaalada Bosaaso (Sawiro).

Koob ay ka qaybgalayaan degmooyin ka kala Tirsan gobolada Bari iyo Karkaar 
Ayaa galabta ka furmay garoonka kubadda Ee magaalada Bosaaso. Continue reading

Raasbina.com : Ciyaar yahanadii degmada gumbax ayaa wacdara ka dhigay garoonka ciyaaraha ee degmada boosaso

 Raasbina.com : Ciyaar yahanadii degmada gumbax ayaa wacdara ka Dhigay  garoonka ciyaaraha ee degmada  boosaso  
 
Halkaas  ay ciyaartii galabata  ka badiyeen Continue reading

Wasaarada Kaluumeysiga Puntland oo cambaaraysay duqeyntii loo gaystay degmada Gumabax

Wasaarada kaluumeysiga Puntland ayaa siweyn u cambaaraysay duqayntii diyaaradeed ee diyaarado aan la garanayn ay habeenkii talaadada ee lasoo dhaafay ka fuliyeen deegaan xeebeedka Gumbax ee Continue reading

ciyaar yahanada kubada cagta ee degmda gumbax iyo degmada boosaaso ayaa wada ciyaari doona 24 bishan

Ciyaar yahanada degmada gumbax iyo degmada boosaaso   ayaa wada ciyaari Doona 24 bisha april  iyadoo ciyaartaas  lawada sugayo  in ay ka dhacdo Degmada boosaso . iyadoo ciyaaryahanada  degmada Continue reading

Suldaan khaalid abshir saalax miige ayaa waxa uu tacsi u dirayaa Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdilaahi

Suldaan khaalid abshir saalax miige  ayaa waxa uu tacsi u dirayaa  Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdilaahi oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta. suldanka ayaa waxa uu ugu tacsiyaynaya dhamaan reer Continue reading

BeeldaaJe Faarax Beeldaaje Cabdilaahi Oo Geeriyoodey

Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdilaahi oo kamid ahaa Isimada ugu magaca dheer Puntland gaar ahaan gobolka Bari ayaa geeriyoodey. Continue reading

Faroole: “Al-shabaab Buuraha Golis Way Sahan Sadeen Una Soo Guure” [Dhegeyso]

Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Al-shabaab kadib markii laga soo saaray in badan oo kamid ah gobolada koonfureed oo ay horay ugu xooganaayeen ay usoo kicitimeen dhinaca deegaanada Puntland. Continue reading

Guddoomiyihii Olypicada Soomaaliya & Kii Xiriirka Kubadda Cagta Oo Qaraxii Tiyaatarka Ku Dhintey

Faah faahin dheeri ah ayaa kasoo baxaysa qaraxii maanta ka dhacay gudaha xarunta Tiyaatarka qaranka ee magaalada Muqdisho. Continue reading

Buurtinle: Maamulka gobolka Nugaal iyo hay’adda World Vision oo kormeeray xeryaha Barkacayaasha

Mas’uuliyiinta ugu sareeya maamulka gobolka Nugaal iyo saraakiil ka tirsan hay’adda Wold Vision ayaa booqasho gaaban ku tegey degemada Buurtinle. Continue reading

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo ku taliyey in Magacyada Iskuulada laga dhigo Soomaali

Mas’uuliyiin ka tirsan wasaarada waxbarashada ee Puntland ayaa soo jeediyey in Iskuulada ku yaal Puntland ee leh magacyada aan Soomaaliga ahayn magacyo cusub loo bixiyo. Continue reading